degmada jawiil (Af English -jawil) waa degmo qadiimi ah waana degmada shanaad gobalka hiiran degmada waxay 32 km u jirta xarunta gobalka hiiran beledwayne degmada jawiil sidoo kale waxaa 5 km u jira mariinka gobalada kalabayr >