Degmada jawiil Wikipedia (Af English -jawiil) waa degmo qadiimo ah waxay ka mid tahay degmoyinka gobalka hiiran 32km waqooyi Bari kaga beegantahay xarunta gobalka hiiran Beledwayne it kalabayr 5km waana isku xiraha gobalada waqooyi iyo koofur somalia degmada jawiil sido kale dhanka qoraxsani waxa ka xiga degmada Matabaan 40 km dhinax koofur Bari DEEGANKA feerfeer xuduud kilinka shanad somalida itoobiya jawiil wa meel tariikhii a h degmada waa 62km2 degmada waxa KU yaala dhoor đŸ« school secondary School waxa ugu caansan jawiil secondary School sidoo kale masajido iyo dugsiya Quran Aya KU yalaa degmada jawiil gadoomiya degmada waa Mahdi yusuf cabdi demada jawiil waxay caan ku tahay beeraha wabi shabele iyo xolaha sida geela loda ariga^∆jawiil


Degmada jawiil waxaa Mara wabiga shabele degmada jawiil waxay ledahay beero iyo dhul beered ad u wayn>